Ciidamo gaar ah oo loo tababaray maamulka Koonfur Galbeed (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Ciidamadan tababarka loo soo xiray ayaa bilihii lasoo dhaafay tababar gaar ah ku qaadanayay xero kutaala magaalada Baydhabo, waxaana ciidamadan tababar siinayay saraakiil katirsan midowga Afrika. Munaasabada tababarka loogu soo … Continue reading Ciidamo gaar ah oo loo tababaray maamulka Koonfur Galbeed (Daawo Sawirada)